A Yasin

+SAWIRO: Maxaad kala socotaa kulankii dhexmaray Salman Khan iyo Kareena Kapoor oo 9jir ah

Xidiga aadka looga daba dhacay ee Salman Khan ayaa sheegay in ay kulmeen xidigada aadka looga daba dhacay ee Kareena Kapoor ayadoo 9 jir ah wuxuuna waraysi uu siiyey mid kamid ah wargeysyada ugu caans...[Read More]

HEESTA ASBUCA: Inaba caadi ma ahan heesta Radha ee filimka “Jab Harry Met Sejal”

Filimka Jab Harry Met Sejal ayaa ah mid taageeraha xidigaha jilaya ay aad iyo aad u sugayaan waxaana kahor soo bixitaankiisa si weyn loo sugayaaa goos-gooskiisa kaas oo soo bixi doona waqtiyada soo so...[Read More]

Sidharth Malhotra iyo Manoj Bjpayee oo gudo galay jilista filimkooda Aiyaary

Xidigaha caanka ah ee Sidharth iyo Manoj bajpayee ayaa sida aan wararka kuhelayno gudo galay jilista filimkooda xiga ee Aiyaary waxaana sida kamuuqata sawirka aan ka helnay labadan xidig in ay si waca...[Read More]

Filimka Salman Khan ee Tubelight oo ku guul daraystay in uu kahelo guddiga CBFC shahaadadiisa waqtiyeynta

Filimka Tubelight ayaa ah mid si weyn loo sugayo waxaanan  maanta kusoo dhacaya dhamaan taageeraha sida daran usagaya filimkan warar murugadooda wata kuwaas oo ah in filimku ku guul daraystay in uu he...[Read More]

Inaba caadi ma ahan tartanka Style ee dhexmaray Shahrukhan, Xaaskiisa iyo yaraankooda AbRam

Qoyskaan quruxda badan ayaa sidaan wada ognahayba mar walba nooga farxiya kadisyo caajiib ah waxaana koodi ugu danbeeyey uu ahaa midka maanta mawduuceenu yahay wuxuuna ku saabsana stylke laamanaha kor...[Read More]

+VIDEO: Halkaan ka daawo dhamaan heesaha filimka “Tubelight”

Filimkaan ayaa waxa daadihinaya xidiga magaca weyn kuleh bollywoodka ee Salman Khan waxaa uuna kusocdaa sheeko ku salaysanTariikh dagaal oo uu qoray haggaha weyn ee Kabir Khan oo sidoo kale haggaya fi...[Read More]

+VIDEOS: Halkaan ka daawo dhamaan heesaha filimka “Raabta”

Waa filim dhawaan soo bixi doona waxaana daadihinaya xidigaha kala ah Kriti Sanon iyo xidiga uu jacaylku kala dhaxeeyo  hada ee Sushant Singh Rajput wuxuuna kusocdaa sheeko jacayl iyo xarakaad isugu j...[Read More]

+VIDEO: Inaba caadi ma ahan heesta “Main Hoon” ee filimka Munna Micheal

  Macluumadka Heesta Song: Main Hoon Singer: Siddharth Mahadevan Music: Tanishk Baagchi Lyrics: Kumaar Programmed & Arranged By: Abhijit Vaghani Movie: Munna Michael Cast: Tiger Shroff, Nawaz...[Read More]

SAWIRO+WARBIXIN: Sharukhan, Xaaskiisa Gauri Khan iyo asxaabteeda oo xalay uwada baxay casho

Xidiga aadka looga taageero bollywoodka ee Shahrukhan iyo xaaskiisa quruxda badan ee Gauri Khan ayaa xalay waxaa qabatay isha saxaafada ayago kulan khaas ah oo casho ugu wada baxay maagalada si ay ugu...[Read More]

WARBIXIN+SAWIRO: Waa hubaal in 10kaan sawir ee quruxleyda Disha Patani kaa yaabi doonan

Ugu horeyn maanta waa dhalashada xidigada aan mawduuca kusoo xusnay ee quruxda lagu manaystay waxaanan F4U ahaan si kal iyo laab ugu hambalyeynaa Disha dhalashadeeda, intaas kadib waxaan maanta doonay...[Read More]

RASMI: Shahrukhan, Salman Khan iyo Akshay Kumar oo kasoo muuqday liiska 100ka xidig ee ugu mushaarka badan caalamka

Xidigaha Bollywoodka ayaa inta badan lagu xantaa in aysan gaari karin kuwa Hollywoodka markay noqoto dhanka mushaaraadka balse xidigaha aan magacyadooda mawduuca kusoo xusnay ayaa maanta beeniyey gebi...[Read More]

RASMI: 5 Filim oo ku guuleystay quluubta tageerayaasha balse aan kaalin fiican ka galin Box Officeka sanadkan

Waxaan sidaan wada ognahayba guusha aflaamta laga cabiraa laba meelood balse waxayna kala yihiin in uu ku guuleysto quluubta taageerayaasha iyo in uu soo xareeyo dakhli kabadan kii lagu sameeyey asaga...[Read More]

Lost Password