Begum Jaan

Begum Jaan

9.1

User Avg

Begum Jaan
Begum Jaan

Filimkaan ayaa waxaa daadihinaysa xidigada magaca weyn kuleh bollywoodka ee Vidya Balan waxa uuna kusocdaa sheeko aan inaba caadi ahayn oo ku salaysan qiso dhacday horaantii sanadkii ay xoriyada qaadatay India ee 1947 waxaana isla qisadaan horey looga jilay filim lagu magacaabo Rajkahini..

Filimka ayaa waxaa soo saaray Mukesh Bhatt, Vishesh Bhatt iyo waliba shirkada caanka ah ee Play Entertainment.Waxaa dhinca muusiga gacan ka geystay Anu Malik waxaan hagaajiyey oo qeybta editka qaabilsanaa Monisha R. Baldawa iyo waliba Vivek Mishra.

Filimkan ayaa dhawaan soo bixi doona waxaana looga hadli doonaa luuqada Hindiga oo kaliya waxaana maal geliyey shirkadaha kala ah Vishesh Films iyo waliba shirkada soo-sareysa ee Play Entertainments.

Jilayaasha kale ee ayaguna doorarkooda jilaanimo ka qaatay filimkaan ayaa waxa ay kala yihiin:

  • Gauahar Khan
  • Ila Arun
  • Pallavi Sharda
  • Naseeruddin Shah
  • Rajit Kapoor
  • Ashish Vidyarthi
  • Vivek Mushran
  • Chunky Pandey
  • Poonam Singh Rajput
  • Ridheema Tiwari
  • Flora Saini
  • Priyanka Setia
  • Mishti
  • Sumit Nijhawan
  • Pitobash
  • Rajesh Sharma
Release Date:, Genre:Actors:, Director:

Mukesh Bhatt
Vishesh Bhatt
Play Entertainment

Latest News

No items found.

Lost Password