Dangal

Dangal

6.1

User Avg

Dangal
Dangal

Sida magacaba ka muuqata waxa uu filimkani kusocda ciyaarta loo yaqaano lagdanka waxaana daadihinaya jilaaga magaca weyn kuleh Bollywoodka ee Amir Khan.Waxaa filimka laga matalay qiso dhab ah oo kudhacday lagdamaa caan ah(Mahavir Singh Phogat) kasoo laba gabdhood oo uu dhalay Geeta (Fatima Sana Shaikh) iyo Babita(Sanya Malhotra) u tababaray sidii niman rag ah sababta ka danbeysana ay tahay inay sharaf iyo sumcad weyn usoo hoyiyaan familkooda iyo nafsadoodaba.

Waxaa filimka soo-saaray Aamir Khan,Kiran Rao iyo waliba Siddharth Roy Kapur waxaana hagge ka ah Nitesh Tiwari.Waxaa dhanka Muusiga ka caawiyey Pritam isla markaasna Edit/Hagaajiyey Ballu Saluja.

Filimkan ayaa waxaa kubaxay kharash gaaraya 70 crore wuxuuna soo xareyay toban jibaar lacagtaas (714 crore) waxaan kamid ah shirkadaha maal geliyey

Waxaa dhinaca kale kuijira filimka 6 heesood oo kala ah:

Jilaayasha kale ee kujira filimka waxaa kamid ah Sakshi Tanwar iyo Aparshakti khurana.

Latest News

Filimka Dangal ee oo suuro gal kadhigay arin aad iyo aad muuhim ugu ah Amir Khan iyo taageerihiisa

Amir Khan ayaan sidaan wada ognahay wuxuu leeyahay dabeecad cajiib ah oo deganaan iyo saaxiibtinimo ...[Read More]

Filmka Dangal ayaa dalka China kasoo xareeyay lacago aad u fara badan… Halkan ka ogow!

Filimka Dangal oo uu actorka caanka ah ee bollywoodka oo lagu magacaabo Aamir Khan uu jillayo ayaa s...[Read More]

Latest Images

No items found.

Latest Videos

No items found.

Lost Password