Guest In London

Guest In London

6.8

User Avg

Guest In London
Guest In London

Filimkaan ayaa waxaa daadihinaya xidigaha caanka ah ee kala ah Paresh Rawal,Kriti Kharbanda, Kartik Aaryan iyo waliba Tanvi Azmi wuxuuna kusocdaa sheeko aan inaba caadi ahayn oo ku salaysan shactiro.

Filimka ayaa ah filim qoyseed sheekadiisu salka ku hayso hal guri iyo hal qoys.

Filimka ayaa waxaa maal geliyey shirkada Viacom 18 Motion Pictures waxaana sameynaysa shirkada lagu magacaabo Panaroma Studios.

Waxaa lagu jilayaa filimka dalka India iyo UK balse sida wararku sheegayaan intiisa badani waxay ahaan doonta oo lagu jili doonaa dalka India waxaana looga hadli doona Luuqada Hindiga.

Waxaa sidoo kale doorarkooda jilaanimo ka qaadan doona filimka xidigaha kala ah:

Latest News

No items found.

Latest Images

No items found.

Latest Videos

No items found.

Lost Password