Jagga Jasoos

Jagga Jasoos

5.7

User Avg

Jagga Jasoos
Jagga Jasoos

Filimkan ayaa waxa wada daadihinaya xidigaha kala ah Ranbiir Kapoor Iyo Katrina Kaif waxa uuna kusocda sheeko ku salaynsan Jacayl iyo Shactiro.Waxaana haggeya directorka weyn ee Anurag Basu.

Waxaa soo saaray Siddharth Roy Kapur, Ranbir Kapoor, Anurag Basu iyo waliba Mahesh Samat waxaa dhinaca Muusiga gacan ka geystay Pritam isla markaasna waxaa dhinaca edit/hagaajinta ka caawiyey Akiv Ali.

Shirkadaha ka qeyb qaatay soo saarista iyo maaal gelinta filimka ayaa kala ah:

Filimkaan ayaa looga hadli doona luuqada hindiga waxana lagu jili doona dalki India oo kaliya.Waxaana kamid ah jilayasha kale ee ku jira

Release Date:Genre:Actors:, , Director:

Latest News

LAYAAB! Filimka Jagga Jasoos masoo bixi doono bisha April–Ogow sababta

Filimka Jagga Jasoos ayaa laga dhawaaqay jilistiisa waqti mudo laga joogo hada waxaana mooda in mali...[Read More]

Maxay tahay sababta filimka Jagga Jasoos oo dib loo dhigay ma labad? ka ogow halkan

Warbixin ay soo saartay Buzz Trade ayey waxay ku sheegtay arin tageero badan oo filimka Jagga Jasoos...[Read More]

Latest Images

No items found.

Lost Password