Jagga Jasoos News

Jagga Jasoos

5.7

User Avg

Jagga Jasoos News

LAYAAB! Filimka Jagga Jasoos masoo bixi doono bisha April–Ogow sababta

Filimka Jagga Jasoos ayaa laga dhawaaqay jilistiisa waqti mudo laga joogo hada waxaana mooda in malinba maalinka ka danbeysa uu sii fooganayo waqtigiisu maadama oo madaxda filimku hadba sidaan oo kale dib usii dhigayaan waqtiga filimka ayagoo markaas keenaya qiil iyo sabab. Arimo badan ayey sheegeen in ay sabab oo ahayd in uu filimku waqt...[Read More]

Maxay tahay sababta filimka Jagga Jasoos oo dib loo dhigay ma labad? ka ogow halkan

Warbixin ay soo saartay Buzz Trade ayey waxay ku sheegtay arin tageero badan oo filimka Jagga Jasoos aysan ku farxin taas oo ah in mar labaad dib loo dhigi doono sababo la xiriira isku dhacyo waaweyn oo kuu aadan taarikhda looo asteeyey filimka markii hore. Isku dhacyada aya waxa ugusoo horeeya uguna weyn filimka Sarkaar 3 ee daadihinayo ...[Read More]

Lost Password