Jolly LLB 2

Jolly LLB 2

WATCH TRAILER
9.1

User Avg

Jolly LLB 2
Jolly LLB 2

Filimka Jolly LLB2 ayaa wax wada daadihinaya jilaaga caanka a ee Akshey kumar iyo Huma Qureshi waxaana Hagge ama Director ka ah Subhash Kapoor waxaana laga mataley qiso dhab ah oo ku dhacday nin lagu magacaabo Jagdishwar Mishra kasoo magaalada kanbur ilaa Nawabs u safraya si uu riyadiisa looyarnimo u rumeeyo.

Waxaa qoray filimka Subhash Kapoor waxaana  soo saaray shirkada weyn ee Fox Star Studios.Dhinaca muusiga waxaa ka caawiyey Manj Musik,Meet Bros iyo waliba Chirantan Bhatt waxaana Edit/hagaajiyey Chandrashekhar Prajapati.

Filimkan ayaa waxaa kujira 4 heesood oo aad u macaan oo kala yihiin:

Jilaasha kale ee filimka kujira ayaa waxa ay kala yihiin:

Latest News

BOX OFFICE: Halkee marayaan xaladaha aflaamta filimka The Ghazi Attack iyo Jolly LLB 2 sideese u gadmeen?-Ka ogow halkan

Xidiga caank ah ee Akshay Kumar ayaa filimkiisa Jolly LLB 2 wuxuu asbucisii sedexaad kasoo xareeyey ...[Read More]

WOW! Filimka Jolly LLB 2 oo madaxa lasii galaya liiska aflaamta 100ka crore

Filimkaan ayaa ilaa malinti lasaaray shaneemoyinka ilaa manta waxaa ka muuqday dadaal aan inaba caad...[Read More]

Filimka Jolly LLB 2 oo Kaalinta 4aad ka galay aflaamta ugu furintanka wanagsan ee Akshay Kumar

Filimka Jolly LLB 2 ayaa saarna shaneemooyinka India waxaa uuna soo xareynayey dakhli fiican maalimi...[Read More]

Filimka Jolly LLB 2 oo laga mamnuucay dalka Pakistan! Maxay tahay sababtu?

Filimka Jolly LLB 2 ayaa jumcihii lasaaray shaneemooyinka dalka India iyo qaar kamid ah kuwa caalamk...[Read More]

Lost Password