Jolly LLB 2 News

Jolly LLB 2

WATCH TRAILER
9.1

User Avg

Jolly LLB 2 News

BOX OFFICE: Halkee marayaan xaladaha aflaamta filimka The Ghazi Attack iyo Jolly LLB 2 sideese u gadmeen?-Ka ogow halkan

Xidiga caank ah ee Akshay Kumar ayaa filimkiisa Jolly LLB 2 wuxuu asbucisii sedexaad kasoo xareeyey suuqyada India asagoo sidaan wada ognahayna fakhliguusu kor udhaafay 100 crore waxaana xaqiiqo noqotay sadaashi wacnayd ee tageerihuuse u rajayeen filimka markii lasoo bandhigay. Jolly LLB 2 sabtidii aan soo dhaafnay ee markii lasoo xisabiy...[Read More]

WOW! Filimka Jolly LLB 2 oo madaxa lasii galaya liiska aflaamta 100ka crore

Filimkaan ayaa ilaa malinti lasaaray shaneemoyinka ilaa manta waxaa ka muuqday dadaal aan inaba caadi ahayn iyo horumar balaran oo uu dhanka dakhliga kasameyey waxaana sidad ku arki doontaan doontan liiskan hoose uu madaxa lasii galaya liisk aflaamta 100crore ee box officeka. Filimka ayaa shaneemoyinka saaran mudo asbuuc iyo sadex barri a...[Read More]

Filimka Jolly LLB 2 oo Kaalinta 4aad ka galay aflaamta ugu furintanka wanagsan ee Akshay Kumar

Filimka Jolly LLB 2 ayaa saarna shaneemooyinka India waxaa uuna soo xareynayey dakhli fiican maalimihiisi ugu horeyey asagoo sida wararku kusoo baxayan maalinkiisi ugu horeyey soo xareeyey dakhli dhan kii lagu kharash gareyey waxayna taasi suurto gelisay in faido oo kaliya uu xisaabsado filimku wixii ki bilawday malinkii labaad. Guud ahaa...[Read More]

Filimka Jolly LLB 2 oo laga mamnuucay dalka Pakistan! Maxay tahay sababtu?

Filimka Jolly LLB 2 ayaa jumcihii lasaaray shaneemooyinka dalka India iyo qaar kamid ah kuwa caalamka waxaana sida kamuqata maalmihiisa koowaad uu muujiyey saan saan wanagsan oo hadii uu sidaas kusii socdo la oran karo guul weyn ayuu ku danbeyn.Dhinaca kale filimka ayaa sida wararku kusoo baxayaan waxaa maanta laga mamnuucay gebi ahaanba ...[Read More]

Filimka Jolly LLB 2 oo dakhli fiican soo xareeyey malinkiisi labaad

Filimka Jolly LLB 2 ayaa ilaa malintii lasaaray shaneemooyinka soo xareynayey dakhli aad u wanaagsan marka loo eego kharshaadka asaga galay iyo waqtiga kubaxay jilistiisa.Filimka ayaa malintiisi ugu horeysay ee lasaaray shanemoyinka wa jumcihiye waxa uu soo xareyey dakhli dhan 13.20 crore waxaana badankood dawadayashi filimku sheegeen in ...[Read More]

WOW! Inaba caadi ma ahan dakhliga uu filimka Jolly LLB 2 soo xareyey malintisi 1aad

Xidiga aadka looga daba dhacay ee Akshey Kumar ayaa kuu caan baxay fir fircoonida iyo dadaalka dheer ee uu had iyo goor ugu jiro haqab tirida iyo qancinta tageerihiisa kala duwan waxaana waqtiyadii ugu danbeeyay lagu arkayey tilaabo cajiib ah taas oo ah jilista aflaamta ee 30 ilaa 45 barri gudohood.Arintaan ayaa noqotay mid lagu amaano xi...[Read More]

Gudigga CBFC iyo shuruudahooda cusub ee ku aadan filimka Jolly LLB 2

Gudiga tafaftira aflaamta bollywoodka ee CBCF oo horay u gudoonsiiyey filimkan Shahadadiisa ogolanshaha ayaa sheegay in ayaago tixgalinaya amaradii kasoo baxay maxkamada sare ee Bombay ay naqtiin gaar ah kusamayeen filimkaan waxayna sheegeen in ay kajareen filimka gebi ahanba magacyada gobolka Lucknow oo sidoo kale ah gobolka sheekada fil...[Read More]

Maxkamada sare ee Bombay oo amar kusoo saartay in 4 muuqal laga jaro filimka Jolly LLB 2

Filimka Jolly LLB 2 ayaa waqtiyadii ugu danbeysay waxaa uu dhex dabalanayey mushkilado la xiriira arimaho maxkamadeed waxaana sabab u ah taas kadib markii dacwad laga gudbiyey tilmaamaysa in filimku uu si khaldan faalo uga bixinayo nidaamka maxkamadaha dalka india sidoo kalena ay kujiraan xad gudubyo lagu samaynayp sharciga. Akhriso: Fili...[Read More]

Supreme Court to hear plea on Jolly LLB 2 on Friday

It seems like the problems surrounding Akshay Kumar starrer Jolly LLB 2 are not ending anytime soon. We had reported that an advocate had filed a petition against Jolly LLB 2 makers at Bombay High Court claiming that film is showing Indian judicial system and legal profession in negative light. Bombay HC has ordered two lawyers to review ...[Read More]

Racfaanka Filimka Jolly LLB 2 Oo Jumcaha Maxkamada sare Lagu dhageysan doono

Filimka Jolly LLb ayaa waqtiyadii ugu danbeysay dhex dabaalanayey mushkilado la xiriira dhanka sharciga ayadoo sida la filayana hawlahaani aysan dhamaan doonin waqti dhow maadama oo ay maalinba malinka ka danbeysa sii fooganaayan siina xumanayan. Waxaa jiray isku day ay sameyeen madaxda filimu kaas oo ay ku donayeen inay ku beeniyaan eeda...[Read More]

Lost Password