Jolly LLB 2

Jolly LLB 2

WATCH TRAILER
9.1

User Avg

Jolly LLB 2
Jolly LLB 2

Filimka Jolly LLB2 ayaa wax wada daadihinaya jilaaga caanka a ee Akshey kumar iyo Huma Qureshi waxaana Hagge ama Director ka ah Subhash Kapoor waxaana laga mataley qiso dhab ah oo ku dhacday nin lagu magacaabo Jagdishwar Mishra kasoo magaalada kanbur ilaa Nawabs u safraya si uu riyadiisa looyarnimo u rumeeyo.

Waxaa qoray filimka Subhash Kapoor waxaana  soo saaray shirkada weyn ee Fox Star Studios.Dhinaca muusiga waxaa ka caawiyey Manj Musik,Meet Bros iyo waliba Chirantan Bhatt waxaana Edit/hagaajiyey Chandrashekhar Prajapati.

Filimkan ayaa waxaa kujira 4 heesood oo aad u macaan oo kala yihiin:

Jilaasha kale ee filimka kujira ayaa waxa ay kala yihiin:

Latest News

Filimka Jolly LLB 2 oo dakhli fiican soo xareeyey malinkiisi labaad

Filimka Jolly LLB 2 ayaa ilaa malintii lasaaray shaneemooyinka soo xareynayey dakhli aad u wanaagsan...[Read More]

WOW! Inaba caadi ma ahan dakhliga uu filimka Jolly LLB 2 soo xareyey malintisi 1aad

Xidiga aadka looga daba dhacay ee Akshey Kumar ayaa kuu caan baxay fir fircoonida iyo dadaalka dheer...[Read More]

Gudigga CBFC iyo shuruudahooda cusub ee ku aadan filimka Jolly LLB 2

Gudiga tafaftira aflaamta bollywoodka ee CBCF oo horay u gudoonsiiyey filimkan Shahadadiisa ogolansh...[Read More]

Maxkamada sare ee Bombay oo amar kusoo saartay in 4 muuqal laga jaro filimka Jolly LLB 2

Filimka Jolly LLB 2 ayaa waqtiyadii ugu danbeysay waxaa uu dhex dabalanayey mushkilado la xiriira ar...[Read More]

Lost Password