Kung Fu Yoga

Kung Fu Yoga

WATCH TRAILER
8.2

User Avg

Kung Fu Yoga
Kung Fu Yoga

Filimkaan ayaa waxa wada daadihinaya jilaasha kala ah Jackie Chan, Sonu Sood, Amyra Dastu iyo waliba Aarif Rahman waxa uuna kusocda sheeko aad u xiiso badan taas oo ah Raadinta khasnad qadiimi ah oo ay kujiraan alaab tariikhi ah waxayna wajihi doonan kooxda uu hogaminayo Jackie koox kale oo khor istaagi doonto gacan kudhigista khasnadaas.

Waxaa filimkaan soo saaray Baribie Tung waxaana hagge ka ah Stanley Tong.Waxaa dhinaca muusiga gacan ka geystay Nathan Wang iyo waliba Komail Shivaan waxana maal geliyey shirkadaha kala ah Taihe Entertainment iyo waliba Shinework Pictures.

Filimkaan ayaa waxa looga hadli doona ilaa 3dex luuqadood oo kala ah Mandarin,Hindi iyo English waxaan lagu sameyey kharash gaaraya $65 million.

Waxaa filimkaan kujirta hal hees oo lagu magacabo Goosebump

Release Date:, Genre:, Actors:, Director:

Latest News

No items found.

Latest Images

No items found.

Latest Videos

Kung Fu Yoga Trailer

Lost Password