Mom

Mom

7.8

User Avg

Mom
Mom

Filimkaan ayaa waxaa daadihinaya xidigaha caanka ah ee kala ah Sridevi, Nawazuddin Siddiqu iyo waliba Akshaye Khanna wuxuuna kusocdaa sheeko aan inaba caadi ahayn oo ku salaysan Khiyaamo.

Filimkan ayaa lagu wadaa in uu masraxa shaneemooyinka soo fuulo taariikhdu markay tahay 07da bisha July ee sanadkan waxaana sida tageero faro badani ku muujiyeen baraha bulshada aad iyo aad loo sugaya xiligaas la iclaamiyey si ay shaneemooyinka u camiraan uguna bogtaan sheekada filimka.

Dhinaca kale goos-gooska Filmka ayaa asna lagu wadaa in uu xiliyada soo socda soo bixi doono.

Filimka ayaa waxa maal gelinaya shirkadaha kala ah:

  • Zee Studio
  •  Sridevi Productions

waxaana sameynaya shirkadaha kala ah:

  • MAD Films
  • Third Eye Pictures

Filimka ayaa sidoo kale waxaa doorarkooda jilaanimo ku qaadan doona xidigaha kala ah:

Latest News

No items found.

Latest Images

No items found.

Latest Videos

No items found.

Lost Password