Mubarakan

Mubarakan

7

User Avg

Mubarakan
Mubarakan

Filimakaan ayaa waxaa dadihinaya xidigaha caanka ah ee kala ah Arjun Kapoor, Anil Kapoor iyo waliba qalanjada da'da yar ee Ileana D'Cruz wuxuuna kusocdaa sheeko aan inaba caadi ahayn oo jacayl iyo shactiro ku salaysan.

Filimka ayaa noqday mid aad loo hadal hayey waqtiyadii danbe sababtuna ay ahayd in xidiga Arjun Kapoor uu ku matalayo filimka laba qof sida Posterka filimkaba idinka muuqata.

Filimka ayaa waxaa maal geliyey Shirkada Sony Pictures Networks Productions waxaana sameynaya shirkadaha kala ah:

  • Sony Pictures Networks Productions
  • Ashwin Varde
  • Murad Khetani's Cine1 Studios

Waxaa dhinacooda ayaguna wax ka jilaya filimka xidigaha kala ah;

Latest News

No items found.

Latest Images

No items found.

Latest Videos

No items found.

Lost Password