BOX OFFICE: Halke maraya xaalka filimka Badrinath Ki Dulhania malinkiisi 3xaad?-Ka ogow halkan

BOX OFFICE: Halke maraya xaalka filimka Badrinath Ki Dulhania malinkiisi 3xaad?-Ka ogow halkan

Filimka ay daadihinayaan jilayaasha da’da yar ee Alia Bhatt iyo Varun Dhawan ayaa sida aan lawada socono wuxuu wacdaro kadhigay Box Office-ka labadii maalmood ee aynu soo dhaafnay wuxuuna sidan wada ognahayba guushiisan kuu gaaray sadaasha iyo qiimeynta wanagsan ee ay kabixiyeen dhamaan daawadaayshiisi malintii kowaad maadama oo ay sheegeen in ay aad iyo aad ula dhaceen sheekada filimka uguna mahad celinayaaan dhamaan madaxda filimka iyo xidigaha daadihinaya intaba.

Filimka ayaa maanta waxaa uu soo xareeyey dakhli gaaraya 14.25 corre WOW! sida ka muuqatana wuxuu cagta sii saaray wadadii uu ku guuuleysan laha maadama oo sidaan shalay sheegnayba ay isku raaceen dadka ku xeel dheer arimaha ganacsiga aflaamta in guusha Badrinath Ki Dulhania ay ku xiran tahay sida uu asbuuciisa kowaad u gadmo waliba maalmhiisa ugu horeeya waxaana xusid mudan in filimka uu soo xareeyey labadiiisi malmood ee ugu horeeyey dakhli gaaraya 27.00 core.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password