BOX OFFICE: Halke maraya xaalka filimka Raabta sideese u gadmay?

Raabta

4.4

User Avg

BOX OFFICE: Halke maraya xaalka filimka Raabta sideese u gadmay?

BOX OFFICE: Halke maraya xaalka filimka Raabta sideese u gadmay?

Filimka ay daadihinayaan xidiga iyo xidigada uu xiriirka jacayli kadhaxeeyo ee Raabta ayaa shalay lasaaray shaneemoyinka India iyo waliba qaar kamid ah kuwa caalamka waxaana sida aan wararka ku helnay uu ugadmay si aan wanaagsanayn hase ahaate waxaa wajiyada iyo dareenka Kriti iyo Sushant laga dhadhaminayey inay ku faraxsanyeen dakhliga uu filimku soo xareeyey maalintiisii kowaad,  mar la waraystay taageeraha iyo daawadayaasha filimkana waxa la dareemayey in uusan lahayn filimku xamaasad badan.

Raabta ayaa soo xareeyey dakhli gaaraya 5.62 crores waxaana laga daawanayey shaneemooyin gaaraya 10 ilaa 15% ayadoo sidoo kale shaneemooyinkaas ay soo camirmeen ilaa 20% waxayna arintaani muujinaysaa in filimka aan xiiso sidaas usii badan loo qaadin waqti laso saaray iyo waqti la shaaciyeyna aay aad iyo aad isugu dhawayeen.

Daawo muuqaal muujinaya afkaarta iyo shucuurta ay bixiyeen dawadaashi filimka Raabta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password