BOX OFFICE: Halkee marayaan xaladaha aflaamta filimka The Ghazi Attack iyo Jolly LLB 2 sideese u gadmeen?-Ka ogow halkan

The Ghazi Attack

WATCH TRAILER
5.6

User Avg

BOX OFFICE: Halkee marayaan xaladaha aflaamta filimka The Ghazi Attack iyo Jolly LLB 2 sideese u gadmeen?-Ka ogow halkan

BOX OFFICE: Halkee marayaan xaladaha aflaamta filimka The Ghazi Attack iyo Jolly LLB 2 sideese u gadmeen?-Ka ogow halkan

Xidiga caank ah ee Akshay Kumar ayaa filimkiisa Jolly LLB 2 wuxuu asbucisii sedexaad kasoo xareeyey suuqyada India asagoo sidaan wada ognahayna fakhliguusu kor udhaafay 100 crore waxaana xaqiiqo noqotay sadaashi wacnayd ee tageerihuuse u rajayeen filimka markii lasoo bandhigay.

Jolly LLB 2 sabtidii aan soo dhaafnay ee markii lasoo xisabiyo intuu saarna shanemoyinka u ahayd tii sedexaad wuaxa uu kasoo xareeyey shanemoyinka dakhli gaaraya 2 CroreWaxayna sidaan wararka ku helnay shrikada filimka iska leh sheegtay in qiimaha soo-saare ahaan usoo xarooday malintii sabtida uu gaarayo 2.01 crore taaso an soo kordhinayn wax farqi ah oo la taaban karo.

filimkaan iska leh iyo lacagaha ay shaaca ka qaaday inuu soo xareeyay hoos kaga bogo:

Asbuuci kowaad – 77.71 Crore

Asbuuci labaad – 26.74 Crore

Dhamadkii Asbuci sedexaad – 1.75 Crore

Sabtida sedexaad – 2.01 Crore

Dakhliga Guud – 108.21 Crore 

Inkastoo filimku kusoo beegmay munaasabado aad iyo aad ubalarna oo ay kamid ahayd Maalintii jacaylka aduunka hadana sida muuqaata wali mauusan gaarin meeshuu hiigsananyey.Liiskan hoose ayaa mujinaya dakhliga filimka ee ganacsi ahaan amaba qiimaynta laga sameyey shaneemoyinka:

Asbuuci Kowaad – 72.98 Cr.

Ascbuuci labaad – 23.50 Cr.

Ascbuuci sedexaad – 1.75 Cr.

Sabtidii sedexaad – 2 Cr.

Dakhliga Guud – 100.23 Cr.

Filimka The Ghazi Attack oo sheeko aan wali horay bollywoodka looga samayn kusocda ayaa wuxuuna gaar ahaan nooca af-hindiga kusoo xareeyey asbuuciisi kowaad dakhli gaaraya 1 Crore.Wuxuuna guud ahaan dal iyo dibadba kasoo xareeyey sagaalkii maalmood ee uu saarna shanemoyinka lacago gaaraya 32.40 Crore.

Hoos kadaawo wareysi lala yeeshay qaar kamid ah jilayasha filimka The Ghazi Attack:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password