BOX OFFICE: Maxaad kala socota xaalada filimka Rangoon iyo lacaguhu soo xareyey?–Ka ogow halkan

Rangoon

5.1

User Avg

BOX OFFICE: Maxaad kala socota xaalada filimka Rangoon iyo lacaguhu soo xareyey?–Ka ogow halkan

BOX OFFICE: Maxaad kala socota xaalada filimka Rangoon iyo lacaguhu soo xareyey?–Ka ogow halkan

Filimka cusub ee Rangoon ayaa maalintiisii koobaad sameeyey gacansi aad u liita waxaana la sheegay inuu filimkani keenay 4.75 ilaa 5 Crore lacago u dhexeeya sida ay xaqiijsay shabakada filimada Boxoffice-ku iyadoo kasoo xigatay kooxda tiyaatarada iska leh iyo kooxaha cajalada qaybiya.

Filimkaan ayaa maalintiisii ugu horeesay si hoose ku furmay balse sare kac sameeyey galinkiii dambe madaama ay jirtay feestada Mahashivatri sidaa awgeedna qeybaha kala duwan ee shacabka hindiya ay fasaxyo ka jireen gaar ahaan dhinaca waqooyiga.

Ganacsiga Rangoon ayaa dhulki gali lahaa maalintiisi koobaad balse waxaa caawiyey fasaxii jirey aan soo sheegnay ee mahashivatri.Shahid kapoor iyo Saif Ali khan ayaan ahayn jilayaal in badan dadka wax ka iibin kara sida kamuuqata filimkoodan waxaana xusid mudan in xitaa hadal hayntiisu ay ahayd mid hooseesay balse Kangana Ranaut oo ah atirisho awood badan leh iyo feestadii jidhay ayaa la oran karaa qeyb weyn ayey ka qaateen horumarka yarka ah ee uu gaaray Rangoon

Lacago qaali ah oo lagu sameeyey filimkaan, Rangoon ayaa la filayaa inuu sare u kac sameeyo 60% maalmaha sabtida iyo axad hadii kale guul daro ayuu lakulmi doonaa durbaba filimkani.Rangoon ayaa rajada laga qabo maanta aytahay mid ceel kusii dhacaysa wuxuuna u baahan yahay si uu u guuleysto uu sameeyo dadaal an inabada caadi ahayn.

BOX OFFICE: Maxaad kala socota xaalada filimka Rangoon iyo lacaguhu soo xareyey?–Ka ogow halkan

Ma Daawan Doonta Filimkan?

Thank you for the vote!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password