CAJIIB! Jack Hughman oo doonaya in doorkiisa filimka Wolverine uu lawareego Shahrukhan–DAAWO

Logan

WATCH TRAILER
5.2

User Avg

CAJIIB! Jack Hughman oo doonaya in doorkiisa filimka Wolverine uu lawareego Shahrukhan–DAAWO

CAJIIB! Jack Hughman oo doonaya in doorkiisa filimka Wolverine uu lawareego Shahrukhan–DAAWO

Xidiga filimka Wolverine ee Jack Hughman ayaa sheegay in doorkiisu filimka Wolverine uu kusoo baxayo xidiga Shahrukhan,Arintaan aya kusoo beegmaysa xilli jilaagan uusan dib danbe uso jili doonin xalqad kale amaba qeyb kale oo uu leeyahay filimkiisa Wolverine xaalado cafimad oo soo wajahay awgood.

Qeybtii ugu danbeysay ee filimkiisa Wolverine ayuu soo jilay sanadkaan 2017 waxaana magaceedu aha LOGAN waxayna soo baxaysaa 2barii oo kaliya kadib.Jilaaga ayaa waraysii uu siiyey wargeys kamid ah kuwa ugu caansan India waxa uu ku sheegay in maadama uu ka fariisanayo sii wadista filimkiisa Wolverine uusan ugu horeyn ka xumaan doonin jilaa walba oo sii wada sidoo kalena uu xita xidiga caanka ah ee Shahrukhan sii wadi karo.

HOOS KA DAAWO WARAYSIGA:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password