CAJIIB! Maxay xidigada Sonakshi Sinha Ka aaminsantahay filimkeeda cusub ee “Ittefaq”?–Ka ogow halkan

CAJIIB! Maxay xidigada Sonakshi Sinha Ka aaminsantahay filimkeeda cusub ee “Ittefaq”?–Ka ogow halkan

Waxaa dhawaan soo bixi doona Filimkeeda cusub ee uu Noor ee uu haggaha kayahay Sunhil Sippy waxayna kumatali doonta sidaan soo sheegnay weriye aan inaba caadi ahayn waxaana filimkaan laga matalay amaba laga jilay buug ay qodhay qoraa udhalatay dalkaasi Pakistan inkasto qeybo badan oo kamid ah filimkan si rasmi ah loo qoray.

Dhinaca kale waxaa jira filim ay qalanjadu soo wado dhawaan kaas oo sidaad wada ogtihiinba uu kula jiri doono xidiga aadka looga daba dhacay ee Sidharth Malhotra waxaana xusid mudan in laga matalay filimkaanna filim  hore oo sheeko khiyaamo iyo jacayl ah kusocday kaas oo lajilay taariikhdu markay ahayd 1969 laguna magacaabi jiray Ittefaq sidoo kalena ay daadihinayeen xidigaha kala ah Rajesh Khanna, Nanda iyo walibaMadan Puri

Filimka Ittefaq ee ay xidigahaani soo noolaynayaan ayaa waxa sidoo kale soo-saaraya amaba sameynaya Shirkadii awal soo-saartay ee Yash Raj Filims waxaanan markaan ay sheegtay in uu ka duwanaan doono siduu ahaa waqtigaas 1969kii oo lagu cabiri doono aragtida iyo afkaarta maanta ay dunida iyo jiilkaan cusubi wax ku fahmaan, xidigada ayaaa sidoo kale mar ay wareysi siisay saxaafada waxa ay sheegtay in aysan filimkaan u arkin mid copy ah maadaama oo aysan ugu horeyn wali daawan midkaas 1969kii lajilay sidoo kalena uu gebi ahaanba ka duwaanan maadam oo ay jiraan waxyaabo badan oo aan wagaas jirin, jiilka daawanaya filimkoodaana uu gebi ahaanba ka duwan yahay kuwii joogay xiligaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password