CAJIIB! Seasonka 8-dad ee Musalsalka “Game Of Thrones” oo noqon doona kii ugu gaabna abid

CAJIIB! Seasonka 8-dad ee Musalsalka “Game Of Thrones” oo noqon doona kii ugu gaabna abid

Musalsalka aadka looga daawado guud ahaan caalamka ee Gmae Of Thrones ayaa wararkii ugu danbeeyey ee nasoo gaaray  waxa ay sheegayan in qeybtiisa 8deed oo soo bixi doonta sanadka nogusoo wajahan ee 2018 ay noqon tii ugu gaabnayd ee abid  markii loo barbar dhigo qeybihii 7aad iyo 6aad iyo kuwii kasii horeeyey waxaana sida ay sheegeen madaxda filimka lagu gudo jira dhamaystirka sheekada qeybtaan.Dhinaca kale akhriste haisku khaldin xalqad iyo qeyb amaba season farqi weyn baa udhaxeeya.

Asbuuc kahor bay ahayd markii goos-gooska qeybta 7aad ee musalsalkan waxaana dhamaan tageerihiisu muujiyeeen xiiso iyo inaysan sugi karin inta uu sida rasmiga ah ugasoo baxayo lakiin xogtaan cusub ee saaka ayaa noqon doonta mid ay aad ugu niyad jabi doonan dhamaan taageeruhu maadaama oo ay mar walbaan jecel yihiin in hawlaha musalsalkani aysan marnaba hakad galin.Lama  yaqaan inay madaxdu dib u fiirin ku samayn doonan go’aankoodan cusub maadama oo samayntiisu hadiiba soo xumanayso taageero badan oo saaid ugu xirna musalsakan ay sheegen in ay aad u niyad jabeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password