DAAWO! Kagana Ranaut: “Lagama yabo inan Shahrukhan filim lasoo jilo”

DAAWO! Kagana Ranaut: “Lagama yabo inan Shahrukhan filim lasoo jilo”

Xidigada aadka looga tageero bollywoodka ee Kagana Ranaut ayaa waqtiyadii ugu danbeeyey waxay dagaal adag kula jidhay tiro xidigo ah oo katirsan bollywoodka waxaana maanta waraysi ay siisay mid kamid ah wargeysyada ugu caansan India ay kusheegtay in aysan macqul ahayn in filim lasoo jisho mid kamid ah jilayaasha ugu saameynta,magaca,maamuska iyo waliba tageeraha badan ee Bollywoodka, CAJIIB!

Xidiga ayaa sheegtay in aysan gebi ahaanba jeclayn reer khan balse laga yaabo inaa hadii ay noqoto xidiga Amir Khan ay kasoo fikiri lahayd.Arintaan ayaa timid kadin markii ay xidigada dagaal qabow la yeelatay mid kamid ah saaxiibada qaaliga ah ee Shahrukhan waa Karan Johar-re waxayna sidoo kale sheegtay arimo kale oo ay ku xoojinayso fikirkeeda ah inaysan flim lasoo jili doonin Shahrukhan wax walbo dhaca!

KA DAAWO MUUQALKA HOOS:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password