DAAWO MUQAAL: Cajiib! Kareena Kapoor oo Shahid Kapoor ka darootay Salman Khan!

DAAWO MUQAAL: Cajiib! Kareena Kapoor oo Shahid Kapoor ka darootay Salman Khan!

Internetka ayaa ah goob aad iyo aaad muhiim uga ah xifdinta xusuusaha iyo waxyaabaha sida fudud aan ku ilawno amaba nooga halaabi kara waana goob dhibteeda leh mar hadii xog khaas ah ama sir kuu ahi gasho sidaad ugaa saari lahayd amaba aad ula dagaalami lahayd.Si walbaba ha ahaate waxaan saaka halkaan idinku hayna muuqaal aan inaba caadi ahayn kaas oo mujinaya xidigaha aan kor kusoo xusnay waxa uuna muujinaya xili ay qalanjada caanka ah ee Kareena Kapoor ka dooratay Shahid Kapoor xidiga weyn ee Salman Khan wuxuuna ku beegan yahay muuqaalku waayo wayihii uu xiriirka fiicane kadhaxeeyey Shahid iyo Kareena.

Hoos ka daawo muuqaalka:

https://www.instagram.com/p/BMrGyEqAPAY/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password