DAAWO: Qaabka loo sameeyey goos-gooska filimka “Rangoon”

Rangoon

5.1

User Avg

DAAWO: Qaabka loo sameeyey goos-gooska filimka “Rangoon”

DAAWO: Qaabka loo sameeyey goos-gooska filimka “Rangoon”

 

https://youtu.be/3iBkCTHevTc

Filimkaan ayaa kusocda taarrikh dhacday dagaalkii labaad ee aduunka waxaynu ku salaysan tahay sheekadiisu qisadii xidigadii caanka ahayd ee Fearless Nadia iyo doorarkeedii cajiibka ahaa ee ay ka qaadatay filimkeedi Hunterwali.

Waxaa wada dadihin doono filimkan xidigaha kala ah Saif Ali Khan,Kagana Ranaut iyo waliba xidiga reer kapoor ee Shahid.Waxaana haggi doona Vishal Bhardwaj waxaana soo saare ka ah producerka weyn ee Sajid Nadiadwala ee sida weyn loogu bartay aflaamtiisa guusha u saaxibka ah.

Filimkan ayaa waxaa maal gelinaya shirkadaha kala:

Waxaana kujira heeso gaaraya ilaa 11 heesood oo midba mid ka macaan tahay waxayna kala yihiin:

  • Bloody Hell
  • Yeh Ishq Hai
  • Mere Miyan Gaye England
  • Tippa
  • Ek Dooni Do
  • Alvida
  • Julia
  • Chori Chori
  • Rangoon Theme
  • Be Still
  • Shimmy Shake
DAAWO: Qaabka loo sameeyey goos-gooska filimka “Rangoon”

Ma jeclaan lahayd inaad daawato filimkan?

Thank you for the vote!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password