DAAWO: Xidigada Sara Ali Khan oo timid xaflada dhalashada Shahid Kapoor ayado usan lasocon abahed Saif Ali Khan!

DAAWO: Xidigada Sara Ali Khan oo timid xaflada dhalashada Shahid Kapoor ayado usan lasocon abahed Saif Ali Khan!

Xidigada da’da yar ee Sara Ali Khan ayaa kasoo qeyb gashay xafladii dhalashada Shahid Kapoor waxaana dhamaan kaso qeyb galayaashi meesha fajac galiyey markay arkeen qalanjadan oo kaligeed timid xaflada taaso jawaab unoqnaysa isku dhacyadii maalmihi ugu danbeyey lagaso warinayey inay dhex mareen xidigadan iyo abahed Said Ali Khan.

Hoos kadaawo muuqaalka mujinaya qaabka ay kaligeed(abaheed la’antiis) usoo gashey goobta ay xafladu kadhacaysa sidoo kalena ay uga baxday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password