Amitabh Bachchan Iyo Deepika Padukone oo isku arkay HT Awards (SAWIRO)

Amitabh Bachchan Iyo Deepika Padukone oo isku arkay HT Awards (SAWIRO)

xafladda Abaalmarinada Hindustan Times ayaa waxaa lagu qabtay Magalaada Mumbai habeenkii jumcadda waxaana kasoo qayb galay jilaayaal badan iyo dad caanka ah India waxaana kamid ahaa lamaanayaasha Kajol iyo  Ajay Devgan, Rishi iyo Neetu Kapoor, Amitabh Bachchan, Sidharth Malhotra, Varun Dhawan , Alia Bhatt, Parineeti Chopra oo dhamaanntood ay xafladaan kulmisay.

Dadka indhaha aad loogu waxaa kamid ahaa Deepika Padukone iyo Amitabh Bachchan oo ku kulmay xafladaan iyadoo xan badan oo suuq ku jidhey ay sheegysay in jilaayadaan uusan xariirkoodu wanaagsaneyn iyadoo la ogaaa inay  filimka Piku isla keeneen.

Hadaba arintaan waxaa waxba kama jiraan ka dhigay markii la arkay labadaan jilaa oo gacmaha is haysta iskuna dhoola cadeynaya sida sawiradda hoose aad ku arki kadhaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password