Salman Khan Door Noocee ah ayuu ku yeelan doonaa Filimka Judwaa 2?

Salman Khan Door Noocee ah ayuu ku yeelan doonaa Filimka Judwaa 2?

Judwaa 2 Waa Qaybta Labaad Ee Filmkii Salman Khan Ee Judwaa Waxaana Jili Doona Xiddigo Uu Hormmuud U Yahay Varun Dhawan. Waxaa La Sheegay Salman Khan Inuu Ka Qayb Qaadan Doono Filmka Khaas Ahaan Uu Ku Yeelan Doono Hees Waliba Hees Uu Asagu Lahaa Oo Dance Ah Oo Dib Uu Boorka Uga Soo Jafi Doono. Heestu Tay Noqon Doonto Lama Sheegin Balse Waxaa Jira Xiiso Dheeraada Oo Loo Qabo Tay Noqotaban. Hees Kaliya Maaha Balse Muuqaallo Kale Ayuu Ku Yeelanayaa Salman Filmka.

Mar La Wayddiiyay Waxa Uu Ka Qabo Varun Inuu Salman Ayuu Sheegay Inuu Aad Ugu Faraxsan Yahay Ayna Kadis Ku Noqotay Iyo Lama Filaan La Shaqaynta Salman Khan Iyo Kala Soo Muuqashada Filmka Judwaa 2.

Varun Wuxuu Kaloo Ka War Bixiyay Inuu Aabbihi David Dhawan Kula Midoobo Judwaa 2, Asagoo Awal Hore Ula Wadaagay Main Tera Hero Oo Ahaa Filmkiisii Labaad Marka Laga Yimaado Studen Of The Year Oo Ahaa Kiisii U Horreeyay Ayna La Jileen Saaxiibbadiis Alia Iyo Siddarth Uuna Lahaa KaranJohar.

Judwaa 2 Wuxuu Soo Baxayaa September 29keeda Ee Sannadkan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password