+Sawirro : Maxay Tahay Sababta ay Deepika Padukone u Booqatay Dehradun

+Sawirro : Maxay Tahay Sababta ay Deepika Padukone u Booqatay Dehradun

Waxaa La Arkayey DP Oo Ka Sii Ambba Baxaysa Madaarka Magaalada Mumbai Ayadoo Halkaas La Sheegay Inay Safar Ugu Baxday Magaalada Dehradun. Lama Oga Sababta Dhabtaa Ee Ay Halkaasi U Aadday Balse Inay Arrimo Shaqo Tahay Iyo Dalxiis Iskeed Ah.

Waxaa Halkaas Ku Weheliyay Oo Sii Saagootiyay Ranveer Singh Taasoo Soo Af Jartay Meeshana Ka Wararkii Ayaamahanba Laysla Dhex Jibaaxayey Ee Sheegayey In Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Lammaanahaan Deepika Iyo Ranveer.

Deepika Ayaa Lagu Arki Doonaa Filmka Soo Socda Ee Padmavati. Filmka Waxaa Kaloo Ku Weheliya Shahid Kapoor, Ranveer Singh Iyo Aditi Rao Haydari. Filmkani Wuxuu Noqonayaa Kii Saddexaadoo Kulmmiya Deepika Iyo Ranveer.

Sawiro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password