Filimka Jolly LLB 2 oo Kaalinta 4aad ka galay aflaamta ugu furintanka wanagsan ee Akshay Kumar

Jolly LLB 2

WATCH TRAILER
9.1

User Avg

Filimka Jolly LLB 2 oo Kaalinta 4aad ka galay aflaamta ugu furintanka wanagsan ee Akshay Kumar

Filimka Jolly LLB 2 oo Kaalinta 4aad ka galay aflaamta ugu furintanka wanagsan ee Akshay Kumar

Filimka Jolly LLB 2 ayaa saarna shaneemooyinka India waxaa uuna soo xareynayey dakhli fiican maalimihiisi ugu horeyey asagoo sida wararku kusoo baxayan maalinkiisi ugu horeyey soo xareeyey dakhli dhan kii lagu kharash gareyey waxayna taasi suurto gelisay in faido oo kaliya uu xisaabsado filimku wixii ki bilawday malinkii labaad.

Guud ahaan dakhliga uu soo xareeyey filimkaan ayaa caga cagaynay 50 crore waxayna u muuqata in u malmaha soo socdana halkaas kasii wadi doono guusha iyo horumarka uu kasii samaynayo Box Officeka.Dhinaca kale filimka ayaa saaka laga mamnuucay in laga daaro gabi ahaanba shaneemooyinka dalkaas Pakistan sababo la xiriira gobolka Kashmir.

Akhriso: Filimka Jolly LLB 2 oo laga mamnuucay dalka Pakistan

Jolly LLB 2 ayaa kaalinta 4raad ka galay aflaamta ugu furitaanka wanaagsan ee Akshay kumar waxaana liiskaan hoose ku eegi doona aflaamtiisa iyo sida ay ukala furitaan(asbuuca ugu horeeya ee filimka laso bandhigo) wanagsanayeen:

  1. Filimka Singh is Bliing oo ku furmay 54.44 crore
  2. Filimka Housefull 3 oo ku furmay 53.31 crore
  3. Filimka Brothers oo ku furmay  52.03 crore
  4. Filimka Jolly LLB 2 oo ku furmay 50.46 crore

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password