Guuldaraddii Rangoon maxay uga dhigantahay Mustaqbal-Jiliinka Shahid kapoor…

Guuldaraddii Rangoon maxay uga dhigantahay Mustaqbal-Jiliinka Shahid kapoor…

Filimka Rangoon waxuu kamid ahaa Ama ahaa Filimaanta aadka loo sugayay sanadkaan Maadaama uu yahay filim Qiso hore xambaarsan waxaana uu wada kulmiyey Shahid Kapoor, Kangana Ranaut iyo Saif Ali khan waxaana laga filayay mid Guuleysta Oo wacdarro muuqda ka dhigi doona Box-office-ka Bollywood. Hadaba iyadoo saas ay jidho Waxaa shaki uusan ku jirin Qaab jiliinkii Shahid Kapoor Inuu ahaa mid Aad cajiib u ahaa taasi kama ma aysa solonsiin inuu Dhabaha guusha raaco Oo waa uu guuldareestay maadama Uu asbuuci u horeyay keenay Rs. 18.07 crore taaso aan u wanaagsaneyn filim noociiso kale ah.
Inkasto dadku badankood ay leeyihiin waxuu dib-u-dhac ku yahay mustaqbalkiisa laakin taasi ma aha sax waayo saameyn kuma yeelanayso sababtoo ah waxaa uso baxaya mar dhow Padmavati! Oo ah mashruuc wayn.
Padmavati waa filmka ugu wayn sanadkaan ee soo baxaya waxaana ku wehliya Ranveer singh Iyo Deepika Padukone Kuwaasoo awood balaaran kuleh Bollywoodka dhexdiisa iyadoo ay jidho In Shahid Kapoor Uu yahay Actor Hibo u leh inuu door kasta si heerkiisu sareeyo u matelo waana ku dhif hadda bollhwoodka jilaayaal sidaas oo kale ah, waan la wadda sugi doona inuu ka caawiyo Filinkaas Qaap jiliinka shahid kapoor inuu wacdaro Wayn ka dhigo dhanka ganacsiga.

Waxaa u (Shahid) kamid yahay actor-da aan hadafkooda Box-office-ka aan ka dhabeyn ama weli aan si wacan u dhameystirin taasna kama micno ah inusan laheyn hibo-dii uu ku gaari lahaa Ee Wakhtigaan hiil siin.

Padmavati Waxaa la rajeynayaa inuu mustaqbalka Jilaagan wax wayn ka badeli doono maadama Ay laba jilaa oo awood leh kula jiraan kama marno Sanjay leela Bhansali isna producer buu ka yahay waana producer guulaysta ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password