HEESTA ASBUCA: Inaba caadi ma ahan heesta Radha ee filimka “Jab Harry Met Sejal”

HEESTA ASBUCA: Inaba caadi ma ahan heesta Radha ee filimka “Jab Harry Met Sejal”

Filimka Jab Harry Met Sejal ayaa ah mid taageeraha xidigaha jilaya ay aad iyo aad u sugayaan waxaana kahor soo bixitaankiisa si weyn loo sugayaaa goos-gooskiisa kaas oo soo bixi doona waqtiyada soo socda.Dhinaca kale heestan aan idinku hayno hoos iyo gebi ahaan filimka jacalka ah ee ay daadihinayan xidigaha kala ah Shahrukhan iyo Anushka Sharma ayaa muujinaya runtii sida uu jilaagani mar walba iyo da’a walba oo uu yahay uu diyaar ugu yahay in uu ku qanciyo jilayaashiisa mawduuc walba oo uu isleeyahay wuu xiiso gelinaya sida wajigiisa kamuqatana waxadba mooda in Shahrukhan uu gebi ahaanb a niyadiisa kasaaray in uu yahay 50 sano jir.

Hoos ka daawo heesta Radha ee Filimka Jab Harry Met Sejal.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password