Inaba caadi ma ahan tartanka Style ee dhexmaray Shahrukhan, Xaaskiisa iyo yaraankooda AbRam

Inaba caadi ma ahan tartanka Style ee dhexmaray Shahrukhan, Xaaskiisa iyo yaraankooda AbRam

Qoyskaan quruxda badan ayaa sidaan wada ognahayba mar walba nooga farxiya kadisyo caajiib ah waxaana koodi ugu danbeeyey uu ahaa midka maanta mawduuceenu yahay wuxuuna ku saabsana stylke laamanaha kor ku xusan iyo wiilkooda quruxlawga ah ee AbRam Khan wuxuuna ku bilawday markii ay Guari soo dhigtay barteeda ciwaankeeda Twitterka sawir ay ku labisan tahay funaanad madow iyo surweel Jeans ah oo ay soo raacisay qoraal ay leedahay “Waa stylkeyga cusub ee 2017”

Shahrukhan ayaa kadib isla markiiba ugu jawaabay xaaskiisa asagoo kula tartamaya sawir aad iyo aad u uqurux badan kaas oo muujinaya asaga iyo wiilkiisa AbRam sida aad hoos ku aragtaanba wuxuuna soo raaciyey qoraal uu ku leeyahay “Maxuma stylkagu marwo laakiin anaguba diyaar waan u nahay 2017….”

Arintaan ayaa noqotay mid si weyn loo hadal hayo ila hada waxayna muujinaysa isku duubnanshaha iyo jacaylka kadhaxeeya lamaanahan amaba qoyskaan waxayna tusaalena utahay qoys walba oo jecel farxad inay kunooladan.

Sawirkaan hoose ayaa soo koobaya sheekadeena kore oo idil

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password