MAXAAD KA TAQAANA TODOBADA FILIM EE LAGU SOO BANDHIGAY DABBAAL DAGA HOLIGA

MAXAAD KA TAQAANA TODOBADA FILIM EE LAGU SOO BANDHIGAY DABBAAL DAGA HOLIGA

Holi Waa Dabbaal-deg Ay Dhigtaan Dadka Reer Hindiya Qaar Ka Mida Taasoo Biyo Laysku Qooyo Kaddibnna Midabbo Laysku Sayro, Waa Ciyaar Ay Dadka Dhaqankaa Lihi Aad Uga Helaan Oo Xamaasadi Ku Dheehan Tahay.
Holigu Waa Mid Ka Mida Dabbaal-degyada Ugu Caan Dalkaasi Hindiya.

Sababo Badan Awgood Waxaa Jira Filmaan Badan Oo Bollywood Ah Kuwaasoo Lagu Dhex Jilo Dabbaal-degyada Hindiya Laga Xuso Ee Dhaqammada Kala Duwan Waxaana Ka Mid Ah Holi Iyo Diwali. Filmaantaas Ayaa La Sheegaa In Ay Ka Xiiso Badan Yihiin Filmaanta Aan Lagu Soo Dari Dabbaal-degyada Dadkuna Aad U Xiiseeyaan.

Haddaba Halkaan Waxaan Idiinku Soo Gudbbinaynaa Todobada filim ee  Lagu Dhex Jilay Holiga

Sholay

Silsila

Holi

Damini

Darr

Yeh Jawani Hai Deewani

Goliyon Ki Raasleela… Ram Leela

HADDABA FILIMKEE UGU JECESHAHAY FILIMAANTAAN?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password