Maxaad kala socotaa labada filim ee isbuucaan soo baxaya : Commando 2, Jeena Isi Ka Naam Hai …

Maxaad kala socotaa labada filim ee isbuucaan soo baxaya : Commando 2, Jeena Isi Ka Naam Hai …

Jimcuhu Waxay Noqon Doontaa Maalin Xiiso Leh Maaddaamoo Labo Film Oo Waawayn Ay Soo Fuuli Doonaan Shaashadaha Filmaantaasoo Midba Xiiso Gooni Ah Wato.

Commando 2 Waa Film Action Ah Oo Qaybtiisii Koowaad Runtii Aad Looga Maqsuuday Qaybtiisan Labaadnna Ay Xiiso Intaa Ka Badan Yeelan Doonto.
Filmka Kalee Jeena Isi Ka Naam Hai Asaguna Waa Film Jacayl Ah Si Waynna Waa Loo Sugayaa.

Film : Commando 2

Director : Deven Bhojani

Xiddigaha : Vidyut Jammwal,  Adah Sharma, Esha Gupta, Freddy Daruwala.

Faallo Kooban : Commando 2 Dagaal Ah, Taasoo Ku Socota Nin Kumaandoos Ah Kaasoo U Xirfadaysan Ama U Carbbisan Qaabab Faro Badan Sida  Ku Dagaallanka Hubka Iyo Gacanta, Wuxuuna Ku Jiraa La Dagaallanka Lacgta Madow.

HALKAN KA DAAWO TRAILERKA FILIMKAN

Film : Jeena Isi Ka Naam Hai

Director : Keshhav Penneriy

Xiddigaha : Arbaaz Khan, Himansh Kohli, Ashutosh Rana, Manjari Phadnis, Supriya Pathak.

Faallo Kooban : Jeena Isi Ka Naam Hai Waa Film Jacayla Kaasoo Lagu Wadaagayo Xilliyo Iyo Darenno Kuwaasoo Ah Kuwo Bisil Runna Ah, Sheekadu Waxay Ka Bilaabanaysaa Tuulo Yar Oo Ku Taal Rajasthan, Kaddibnna U Soo Gudbbaysa Mumbai Kaddibnna Kusoo Gaba-Gaboobaysa New York.  Waxaad Ku Arki Doontaan Kalgacayl, Khilaaf, Aar-Gudasho Iyo Waxyaalo Kaloo Faro Badan.

HALKAN KA DAAWO TRAILERKA FILIMKAN

Filmaantaan Ayaa La Filayaa Inay Wacdaro Ka Dhigaan Box Office Ka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password