RASMI: 5 filim oo marka laga yimaado filimka “Ittefaq” aan jeclaan lahayn in dib looso nooleeyo

RASMI: 5 filim oo marka laga yimaado filimka “Ittefaq” aan jeclaan lahayn in dib looso nooleeyo

Waxaa sidaad lawada socotaanba bishii hore si rasmi ah u bilaabatay jilista filimka aadka loo sugayo ee Ittefaq ee ay daadihinayaan xidigaha caanka ah ee kala ah Sidharth Malhotra iyo waliba Sonakshi Sinha waxaana uu noqonaya diib usoo nooleyntii filim soo baxay horaantii sanadkii 1969 oo ay daadihiye ka ahaan xidigi caanka aha ee Rajesh Khanna wuxuuna sidoo kale kamid ahaa aflaamtiisi kasoo muuqday kaalinta Blockbusterka ee Box Officeka.

Waxaan sidoo kale halkaan idinku haynaa saaka aflaam ayaguna mudanaan lahaa in dib loosoo nooleeyo si mar labaad jiilka soo-socda iyo kan hada joogaba ay ugu raaxaysan lahaayeen sheekoyinkii iyo afkaaartii awooweyaashood sidoo kalena ay bollywoodku sumcad ahaan iyo dakhli ahaanba kor ugu kacdo laguna soo hirto daawashada aflaamteeda.

1.The Burning Train

2.Chupke Chupke

3.Kaala Patthar

4.Amar Akbar Anthony

5.Qurbani

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password