RASMI: 9 jeer oo xidigaha bollywoodka ugu caansan ay dhabarkooda noo soo hor mariyeen!

RASMI: 9 jeer oo xidigaha bollywoodka ugu caansan ay dhabarkooda noo soo hor mariyeen!

Waxaa sida aan wada ognahayba filim walibaaba uu leeyaha muqaalkiisa kowaad amaba Posterkiisa kowaad waxaana lagu dadaala oo madaxda filim waliba ay xooga saaran in muqaalka Posterkaas uu noqdo mid dhamaan taageeraha ku kalifa inay hadal haynta filimkaas shaqo kadhigtaan sidoo kalena xiisaha iyo jacaylka ay markaas uqabaan isla filimkaas in uu sii siyaado xamaasaduna cirka isku shareerto waxaana si arintaas loo sameeyo aad mooda in badankood madaxda aflaamta bollywood ay fahmeen nidaamka ah in Posterka kowaad ee filimka lagasoo muujiyo xidiga markaas daadihinaya filimka oo sii jeeda dhabarkiisa nasoo aadinaya.

Waxaan halkaan idinku hayna 7 filim oo sidaas oo kale sawirkii/posterkii kowaad ee lagasoo bandhigo uu ahaa mid uu xidiga markaas daadihinayo uu sii jeedo,

Hoos uga Bogo Sawirada:

1.SALMAN KHAN –TUBELIGHT

 

2.SALMAN KHAN –PREM RATAN DHAN PAYO

 

3.SALMAN KHAN –EK TA TIGER

 

4.SHAHRUKHAN –FAN

 

5.AMIR KHAN –DHOOM 3

 

6.AKSHAY KUMAR –GABBAR IS BACK

 

7.AJEY DEVGAN –SHIVAAY

 

8.HRITHIK ROSHAN –KRRISH 

 

9.RANBIR KAPOOR –ROCKSTAR

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password