Rasmi: Filimka cusub ee xidiga Amir Khan oo lagu magacaabi doono “SOLUTE”

Rasmi: Filimka cusub ee xidiga Amir Khan oo lagu magacaabi doono “SOLUTE”

Jilaaga caanka ah ee Amiir Khan ayaa soo wada filimkiisa xiga isagoona haatan Ku guda Kira duubista filimka weyn ee THUGS OF HIMDUSTON kaas oo ay isladaadihi nayaan xidigada Katrina kaif,Fatima sana iyo Amitabh bachchan.

Filimkaan ayaa lagu magacaaba Salute waxaana looga hadlayaa taariikh nololeedkii Rakesh sharma oo ahaa cir-bixiyeenkii ugu horeereyey oo Hindi ah oo daxaya gaara.

Waxaa maal galinta filimkaan iska kaashanaya Srewvala, siddharh Roy kapur iyo amir iyadoona ay horay filiman badan uga soowada shaqeeyeen oo ayka mid yihin Dangal iyo Delhi Belly. Amir ayaan bilaabi doona jilista filimkan marka uu kafaraxasho filimkiisa dhawaan soo bixi doona Thugs of Hinduston oo uu hada hawshiisu socoto.

Filimka salute ayaa ah mid fariim qiiro bada sida ahna mid saamayn doona qalbiga qof walba oo wadani ah waxaana filimkaan Director ka ah Mahesh Mathai.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password