RASMI: Muxuu yahay kadiska uu xidiga Shahrukhan rabo inuu uga farxiyo dhamaan taageerihiisa?

RASMI: Muxuu yahay kadiska uu xidiga Shahrukhan rabo inuu uga farxiyo dhamaan taageerihiisa?

Xidiga aadka looga daba dhacay magaca weyna kuleh bollywoodka ee Shahrukhan ayaa waxaa lagu yaqaana kadisyo caajiib ah oo uu mar walba taageerihisa aadka ujecel uga farxiyo waxaana hadaan meel kaa tuso kaa kaafinaya filimka uu dhawaan soo wada ee uu haggaha kayahay directorka caanka ah ee lagu magcaabo Imtiaz Ali, filimkaan aya dhamaystiranka jilistiisa waxaa kadhiman waxaan sidaas usii badnayd arinta layaabka lehina waxa ay tahay in  aan wali magac loo bixin sababtana hadaan kuusheego waa in uu xidigu doonayo in uu kadis uga dhigi tageerihiisa magca filimkaan aadka loo sugayo.

Arintaa aan maanta mawduca kusoo sheegnay ee ah kadiska uu xidigu doonayo in uu dhamaan taagerihiis uga farxiyo marka laga yimaado mid aan kor kusoo sheegay hada ayaa waxay ay tahay in uu soo saari doono APPLICATION khaas u ah asaga oo uu uugu talo galay taageerihiisa iyo in ay halkaas si fudud uga dalacdaan dhaamaan waxyaabaha asaga quseeya jilaa ahaan iyo nolol ahaanba mida kale waxaa shakhsi xog ogaal uah arimaha APPLICATION-kan uu usheegay saxaafada in uu hada diyaar yahay  oo dhawaan lasoo badhigi doono sido kalena uu noqon doono mid ay dhamaan taageeruhu ku qancaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password