RASMI: Posterka cusub ee filimka ‘Aiyaary” oo soo baxay iyo muuqaalka Sidharth Malhotra oo an inaba caadi ahayn

RASMI: Posterka cusub ee filimka ‘Aiyaary” oo soo baxay iyo muuqaalka Sidharth Malhotra oo an inaba caadi ahayn

Waxaa lasoo bandhigay saaka muuqaalka kowaad ee posterka filimka an mawduuca kusoo xusnay ee Aiyaary waxaanan sida wararku kusoo baxeen daadihin doona xidiga aadka looga daba dhacay ee Sidharth Malhotra oo uu ku wehelin doona Manoj Bajpayee waxaana sida aad ka arki doontaan sawirkana laga matali doona filimka qiso dhab maadama oo ay ku qoran “Inspired by true events” oo afsoomali ahaan la micno ah “Waxaa dhiiri-galiyey(filimkan) dhacdooyin dhab ah”

Kadib posterka ayaa helay likes aan inaba caadi ahayn asago dhanka tageerahana ay kasoo gaadhay mahadin iyo qiimayn aad iyo aad uwanaagsan, kadib ayey goaansadeen madaxda filimku inay soo-saaran amaba soo bandhigaan Poster kale oo muuqaal ah amaba waxa loo yaqaano Motion Posterka sida aad hoos ku arki doontanba.

waxaana uu filimku kusocon nin raadiniya in uu casharo dhaxalgal ah kabarto nolosha iyo nin ku caawinaya waxaana sida halkaas ku muuqata ninkaas wax raadinaya oo dhalinyarada ah uu noqon karaa Sidharth halka Manoj Bajpayee uu asaguna ku aadan yahay doorkaas macalinka ah amaba dhiiri-galiyaha ah.

Hoos ka arag Posterada filimka:

1.MOTION POSTER

2.PICTURE POSTER

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password