+SAWIR: Filimka “Tubelight” ee xidiga Salman Khan oo Poster 2aad lagaso bandhigay

+SAWIR: Filimka “Tubelight” ee xidiga Salman Khan oo Poster 2aad lagaso bandhigay

Waxay ahayd shalay subax markii madaxda filimka aadka loo sugayo ee uu daadihinayo xidiga aadka looga daba dhacay ee Salman Khan ay soo saareen sawir xiiso badan geliyey dhamaan taageeraha jilagaan sawirkaas ayaa muujinayey Salman Khan oo sii jeeda waxaana adkayd in si rasmi aan u qiimeyno muuqalka uu filimka ugasoo muuqan doono iyo guud ahaan stylekiisa waxayna mar kale madaxda filimku go’aansadeen inay saakana tageerahoda ay uga farxiyaan Poster kale oo markaan muujinaya soo jeedka xidiga daadihinaya filimka waxana sida aad hoos ku arki doontan la oran karaa inaba caadi ahan.

Filimkaan ayaa soo bixi doono dhawaan hadaan si kale u dhahnana waxa uu soo bixi doona Eida Islaamka ee nagusoo fool leh waxaana goos-gooskiisu soo bixi doona maalmaha nagusoo fool leh.Dhinaca kale hadii aan sawirka saaka lagasoo bandhigay filimkaan wax yar ka hadalno waxaad mooda in ay soo xaqiiqoobayso mid kamid ah sheekooyinkii baraha bulshada kujiray ee sheegaysay filimkani wuxuu ahaan mid ku saabsan Askar iyo dagaalo Salman Khan asaguna wuxuu kumatali doona askari markii aan qeybta hoose ee sawirka aad eegtana waxaa arakysa oo indhahaagu qabanayaan koox ciidan ah oo dagaal kujira waxaa xita kamuuqda Sohail Khan oo ordaya gacantana qori kuwata.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password