SAWIRO: WOW! Ma indhaheena aya na tusay mise waa ka dhab sida ay usoo labisatay Fananada Niki Minaj?-Ka arag halkan

SAWIRO: WOW! Ma indhaheena aya na tusay mise waa ka dhab sida ay usoo labisatay Fananada Niki Minaj?-Ka arag halkan

Fanaanada caanka ah ee sida weyn looga tageero caalamka oo idil ee Niki Minaj ayaa maanta soo bandhigtay labis aan inaba caadi ahayn kaas oo banaynaya amaba muujinaya qeyb kamid ah xubnaheeda dumarnimo hadaan si kale u dhahno labis muujinaya mid kamid ah labadeeda N**s.

Sida aad ku arki doontaan sawiradan hoose aya muujinaya xidigada oo ka qeyb gashay xaflad lagu magacabo Paris Fashion Week 2017 waxayna sidaan soo sheegnayba kusoo labisatay labis kaa fajacin doona markaad aragto.Waxaa jidhay xidigad kale oo ayaduna hada kahor kuso labisatay dharkaan muujinaya amaba banaynaya qeyb kamid ah laabta dumarka waxaana lagu magaacabi jiray Lil’ Kim.

Hoos ka arag sawirada fanaanadan iyo sida ay usoo labisatay maanta:

View this post on Instagram

👅

A post shared by Barbie® (@nickiminaj) on

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password