SAWIRO+WARBIXIN: Sharukhan, Xaaskiisa Gauri Khan iyo asxaabteeda oo xalay uwada baxay casho

SAWIRO+WARBIXIN: Sharukhan, Xaaskiisa Gauri Khan iyo asxaabteeda oo xalay uwada baxay casho

Xidiga aadka looga taageero bollywoodka ee Shahrukhan iyo xaaskiisa quruxda badan ee Gauri Khan ayaa xalay waxaa qabatay isha saxaafada ayago kulan khaas ah oo casho ugu wada baxay maagalada si ay ugusoo jawi iyo cunto badashaan waxaana sida aad ku arkii doonto sawirada hoose kamuuqday wajiyadooda farxad iyo rayn rayn waxaaana sidoo kale wajiga Shahrukhan kamuuqay daal faro badan maadaama oo uu wali kujiro hawlaha filimkiisa Jab Harry Met Sejal oo soo bixi doona bilaha soo socda.

Waxaa sidooo kale ayaguna weheliyey lamaanahan asxaab qaali ah oo ilaa yarantoodi ay isyaqaaneen Gauri waxaana sidoo kale wajiyadooda kamuuqatay in ay kufaraxsanayeen kulankaan cajiibka ah ee ay laqaateen xidigaha magaca iyo maamuuska kuleh dalka India.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password