SAWIRO+WARBIXIN: Waxbaa kajira dagaalka qabow ee Varun Dhawan iyo Sidharth Malhotra!–Ka akhriso halkan cadeynta

SAWIRO+WARBIXIN: Waxbaa kajira dagaalka qabow ee Varun Dhawan iyo Sidharth Malhotra!–Ka akhriso halkan cadeynta

Waxaa bilihii ugu danbeeyey suuqyada india iyo dhamaan goobaha dhalinyarada madadaalada ka faaloota isugu timaado somalia iyo India labadaba kamid ahaa mawduucyadii ugu hadal hayska badnaa “Dagaalka qabow ee aan la dareemin ee kadhaxeeya Sidharth iyo waliba Varun” waxaana sidaa aad wada ogtihiinba arintani ay ka qaraxday kadib markii labadaan xidig oo mid waliba xiriir hoose la sameeyey quruxdleyda filimka  Student Of The Year la daadihaysa labadoodaba ee Alia Bhatt.

Shaki kumajiro in ay labadooda mid kamid ah xiriir jacayl la ladeehay gaar ahaan Sidharth maadaama oo uu qariyo gabadha uu xiriirka jacayl la leeyahay sidoo kalena ay qariso Alia wiilka ay xiriirka jacayl la leedahay balse Varun oo bishii lasoo dhaafay shaaca ka qaaday qalanjada uu jecel yahay ee Natasha Dalal.

Dhinaca kale hadaan usoo laabano dagaalka qabow ee kadhaxeeye labadan xidig waxaan sidaan wada ognahayba malmihi ugu danbeeyey socotay xaflad abaal marineed oo uu qabatay Wargeyska caanka ah ee Hindustani Times waxaana sidaan warbixinadeenii ugu danbeeyey ku qornay kasoo qeyb galay xidigo magac iyo maamusba kuleh shirkada bollywoodka waxaana xidigahaas kamid ahaa labada jilaa ee aan mawduuca kusoo sheegnay waxaana arinta layaabka leh ee cadeynaysa in uu dagalkoodu wax kajiro, ay tahay in ay gebi ahaanba intay xafladu socotay iska ilaasheen in uu midba midka kale kasoo ag muuqdo ama uu sawir laga qaado ayagoo is agtaagan! Miyaysan daliil u ahayn arintaas in uu jiro dagaal hoose oo kadhaxeya labadan quruxlow!

SAWIRADA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password