Shahrukhan oo ku faraxsan la shaqeynta soo-sarayasha filimkiisa ‘The Ring’ ee Imtiaz Ali iyo Vaibhavi Merchant

Shahrukhan oo ku faraxsan la shaqeynta soo-sarayasha filimkiisa ‘The Ring’ ee Imtiaz Ali iyo Vaibhavi Merchant

Xidigaan oo dhawan kasoo faroxashay filimkiisa Raees ayaa bilaabi doono hawlaha filimkiisa soo socda ee lagu magacaabo The Ring oo ay sidoo kale ku wehelin doonto xidigada caanka ah ee Anushka Sharma.Dhinaca kale Shahrukhan ayaa bartiisa twitterka kula wadaagay tageerayaashisa qoraal muujiinaya in uu xidigu aad iyo ugu faraxsan yahay la shaqeynta madaxda filimka ee ay ugu horeyaan Imtiaz Ali iyo Vaibhavi Merchant.

Dhinaca kale tageeraha filimka oo aad ugu xiiso qaba in ay heelaan xogo dheeraad ah oo quseeya filimka ayaa wuxu xidigu bartiisa twitterka uga faaloonayey maalmihi ugu danbeeyey arimo badan oo ku saabsan filimkaan The Ring asagoo sheegnay in uu doonayo in uu filimkaan soo bandhigo waxyaabo aan horey looga baran sidoo kalena uu sheegay in uu aad iyo aad ugu faraxsan yahay la shaqeynta xidigada Anushka Sharma kadib aflamtoodi  Rab Ne Bana Di Jodi iyo waliba Jab Tak Hain Jaan.

Sawiradan hoose ayaa ah qaar kamid ah kuwa uu xidigu lawadaagay tageerayashiisa kuwaas noqonaya kuwa aad iyo aad u qurux badan qof walba oo arkana uu ka cabiri karo hawsha filimka iyo sida ay usocoto;

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password