Sidee ayuu usaameeyey filimka Rangoon xidiga kujira ee Saif Ali Khan?-Ka ogow Halkan

Rangoon

5.1

User Avg

Sidee ayuu usaameeyey filimka Rangoon xidiga kujira ee Saif Ali Khan?-Ka ogow Halkan

Sidee ayuu usaameeyey filimka Rangoon xidiga kujira ee Saif Ali Khan?-Ka ogow Halkan

Filimka Rangoon ayaa lasaaray shaashadaha caalamka asbuuci hore waxaanan sida aan marar idinla wadaagnayna uu cagta saaray malintiisi kowaad wado khasaare,dhinaca kale xidigaha filimka kujira ayaan sanandihii ugu danbeeyey aan heerar aad usareeya kaa gaarin box officeka wuxuna filimkani u sameyey mid waliba oo kamid ah si gaar ah.

Hadaan tusaale ahaan soo qaadano xidiga filimka ee Saif Ali Khan ayaa wuxuusan indhawaale heer sareeya ka gaarin box officeka waxaana layiraahda waxaa guu weyn oo filim uu leeyahay uu gaaro ugu danbeysay filimkiisa Race2 kaas oo daadihiyaba haka ahaade ay kula jireen jilayaal magac iyo taageere sare kuleh bollywoodka oo sidoo kale ka qeyb qaatay gushiisa.

Filimkiisan ugu danbeyey ee Rangoon ayaa sida muuqata saameyn xun kuleh taariikhda filimeed ee jilagaa waxaana sida aad hoos ku arki doontaan uu galay kaalinta ugu hooseysa ka galay shantiisii filim ee ugu danbeysay ee kala ahaa Bullet Raja,Humshakals,Happy Ending,Phantom iyo waliba Rangoon.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password