Sidharth Malhotra iyo Manoj Bjpayee oo gudo galay jilista filimkooda Aiyaary

Sidharth Malhotra iyo Manoj Bjpayee oo gudo galay jilista filimkooda Aiyaary

Xidigaha caanka ah ee Sidharth iyo Manoj bajpayee ayaa sida aan wararka kuhelayno gudo galay jilista filimkooda xiga ee Aiyaary waxaana sida kamuuqata sawirka aan ka helnay labadan xidig in ay si wacan ugu faraxsan yihiin wada shaqeyntooda wayna ku khasban yihiin maadama oo ay filimka kuwada jili doonan akari danbi baare ah(Sidharth) iyo Military Officer(Manoj) waxaana xusid mudan in qeybaha danbe uu Manoj kujili doonan in uu shaqada kafariistay halkaasna uu macalin ama dhiiri galiye ugu noqon doono Sidharth.

Dhinaca kale madaxda filimka gaar ahaan soo saare Neeraj Pandey ayaan wali dooran qalanjadii filimkaan atirishadii kanoqon lahayd ayadoo sidoo kale ay xusid mudan tahay in filimkaan uusan ahaan doonin mid jacayl kusocda hadana marna filim hindi ah  kama maarmo gabar doorkeeda atiriisho kaqaadata, waxaana la filayaa in maalmaha soo socda uu Director Neeraj kusoo xusho atiriisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password