Somali

Xafladii Stardust Awards ayaa Actarada Rekha laga Duceystay laguna Dhunkaday

Waa wax caado ah inay xafladaha isugu yimaadan dad magac ku leh shirkada bollywoodka ee flimada ee dalka india. Waxaana isku arka dad ixtiraam iyo wanaag isku haya iyo dad ku midooba meeshas xaflada i...[Read More]

Athiya Shetty aya shegtay inaanay qof Bollywoodka kamid ah saxiib la ahayn

Athiya Shetty ayaa aabahed filimo gaaraya 100flim kaso muuqday sidookalena loogu yeero anna of bollywood hadana atriishadan ayaa arin yaab badan sheegtay. Athiya ayaa shegtay sanadkii 2015kii marki fl...[Read More]

Arjun Rampal Qaliin ka Dib Wuxuu ka Nasan Doonaa Shaqada

Arjun Rampal Miyuu Shaqada Ka Nasan Doonaa Kadib Qalinkii Dhanka Isha Looga Sameeyay. Dhawaan waxaan idinla wadaagnay in atooraha caanka ah Arjun Rampal qaliin dhanka inshaha looga sameeyay kadib mark...[Read More]

Hubaal ayaa waxaa ah inaad saacado kooban oo keliya ku qarash gareyn doonto daawashada filimka Raees…

Hubanti waxaa ah inaad saacado kooban oo keliya ku qarash gareyn doonto daawashada filimka Raees ee uu hogaamiyaha ka yahay Shah Rukh Khan. Si kastaba ha ahaatee, goosgooska filimkaan ayaa waxaa lagu ...[Read More]

Tom Cruise, Hrithik Roshan , Salman & 10-ka Ee Ugu Caansan Uguna Qurxoon Aduunka Dhanka Ragga…

Jilaaga Action-ka jecel ee Hrithik Roshan ayaa kasoo muuqday saxan la sameeyey oo ku aadan waqtigaan 10 shaqsi ugu caansan uguna quruxda badan aduunka gaar ahaan ragga. Inkastoo ay u badanyihiin jilaa...[Read More]

Ranveer Singh iyo Vaani Kapoor filimkooda Befikre ayaa hoos u dhac aan loo baahneyn sameeyay…

Ranveer Singh iyo Vaani Kapoor filimkooda Befikre ayaa hoos u dhac aan loo baahneyn sameeyay Talaadadiisa kowaad madaama filimkaan gaabis sameeyay ganacsi ahaan. Shabakada Boxoffice India ayaa sheegta...[Read More]

Filimka Dear Zindagi ee SRK iyo Alia Bhatt hogaamiye ka yihiin waxaa laga daawaday gudaha…

Filimka Dear Zindagi ee SRK iyo Alia Bhatt hogaamiye ka yihiin waxaa laga daawaday gudaha USA/Canada 23-ka bishan November. Hadaba dadka filimada ka faaloodo ayaa siweyn uga hadleen fariinta filimka D...[Read More]

Lost Password