WARBIXIN+MUUQAAL: Salman oo wacdaro kadhigay magaalada Sydney iyo Bandhigiisa Da-Bangg oo caalamka looga riyaaqay

WARBIXIN+MUUQAAL: Salman oo wacdaro kadhigay magaalada Sydney iyo Bandhigiisa Da-Bangg oo caalamka looga riyaaqay

Bandhiga aadka looga daba dhacay ee xidiga Salman Khan ee lagu magcaabo Da-Bangg ayaa amaan aan inaba caadi ahayn kala kulmay dhamaan dadkii soo xaadiray goobihii uu ku qabtay ilaa hada waxaanan goobahaas ugu danbeysay magaalada Sydney ee Casumada dalkaasi Australia waxaana xusid mudan in uu xidigu kusoo bandhigay halkaas qoob-kaciyaar cajiib ah sidooo kalena uu ku qaaday qaar kamid ah heesaha loogu jecel yahay ee aflaamtiisa.

Xidiga ayaa dhinaca kale ku talo jira in uu isla maanta usii gudbo magalaada Melbourne ee isla dalkaasi Australia waxayna sugi la’ayihiin dhaman tageeruhu waxa uu keydka ugu hayo Salman.

waxba yaanan idinka hordhicin hoos uga bogo muuqalada mujinaya qoob-kaciyaarka Salman:

View this post on Instagram

#DabanggTour in Sydney

A post shared by Salman Khan (@beingsalmankhan) on

View this post on Instagram

Yeah hai real Jalwa! With the sensational #PrabhuDeva .

A post shared by Salman Khan (@beingsalmankhan) on

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password