WARBIXIN+SAWIRO: Muqaalada ugu muhiimsan filimka cusub ee xidiga Shahrukhan oo lagu duubayo Gobolka Punjab

WARBIXIN+SAWIRO: Muqaalada ugu muhiimsan filimka cusub ee xidiga Shahrukhan oo lagu duubayo Gobolka Punjab

Waxaa bilihii ugu danbeeyey si dar dar leh usoconayey jilista filimka cusub ee uu daadihinayo xidiga Shahrukhan ee aan wali magaca rasmiga loo bixin ee uu sidoo kale Haggaha kayahay directorka weyn ee Imtaiz Ali, xidigada Anusha sharma-na ay dhinaceeda doorka Atiriishada ka qaadayso waxaana saaka la arkayey asagoo muuqaalo loo sheegay saxaafada inay aad iyo aad muhiim ugu ahaayeen filimka kujilaya qaybo katirsan gobolka Punjab oo sidoo kale ah gobolka uu kumatalayo filimka in uu kasoo jeedo halka quruxleyda jacaylka kula daadihin doonta filimkana ay kumatalayso inay kasoo jeedo gobolka Gujurat..

Waxaa dhinaca kale jira warar sheegayey in filimka lagu magacaabi doono Rehmuna,qaar kale oo tageeraha kamid ahina waxay sheegeen magaca The Ring balse wali madaxda filimka lagama hayo wax faafihin ah oo ku aadan labadaas warbixinood waxaanan la filaya inay kadis uga dhigi doonaan walow waqti ahaan uu filimka la filayo in uu bilaha soo socda soo bixi doono.

https://twitter.com/SRK_rule/status/848572804811300864

SAWIRADA:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password