WARBIXIN+SAWIRO: Waa dhab in uu xiriir jacayl kadhaxeeyo Alia Bhatt-Sidharth Malhotra iyo Deepika Padokune-Ranveer Singh

WARBIXIN+SAWIRO: Waa dhab in uu xiriir jacayl kadhaxeeyo Alia Bhatt-Sidharth Malhotra iyo Deepika Padokune-Ranveer Singh

Waxaa inbadan si weyn loogu xaman jiray Alia Bhatt iyo Sidharth Malhotra in uu kadheexeyo xiriir jacayl oo qarsoodi waxana hadii aad ku xirnayd webkeena aanu marar badan kasheekaynay hadba meesha ay xaaladoodu maraysay waxaan jiray sidoo kale warar badan oo been ah oo suuqyada madadaalada kujira kuwaas oo sheegayay in ay iskudhaceen marar badan Alia iyo Sidharth sababo la xiriira jilaaaga da’da yar ee la dadihinayso filimka Badrinath Ki Dulhania ee Varun Dhawan awgiis waxaana xusid mudan in ay Alia naf ahanteedu uga hadashay arintaas si dadban ayadoo sheegtay in uu Varun yahay saxiibkeed walaalkeed oo kale ah!

Si walbaba ha ahaatee waxa ayaguna jira laba jilaa oo caan ah oo xiriirkooda jacayl marar badan si khaldan oo been ah loogu falanqeeyey baraha bulshada waan xidigaha filimka Padmavati ee Deepika Padokune iyo Ranveer Singh oo asbuucadii lasoo dhaafay lasheegayey oo ay baraha bulshada kujireen in ay isku dhaceen waxaana halkaan idinku haynaa maanta cadeyn muujinaysa in uu xiriir kabadan saaxiibtinimo uu kadhaxeeyo qalanjooyinka iyo quruxlowyaasha aan soo xusnay waana sawirada aad hoos ku arki doontan ee ay sida labada-labada ah iskula socdaan ayadoo arintaan markay timaado jilayaasha ay hal micno oo kaliya leedahay waana in labadaas jilaa ee sida gaarka ah gaariga uwada wata uuu kadhaxeeyo xiriir jacayl xisaabtana kudarso goobta loo socdo waa xaflad uu qabay soo-saaraha canka ah ee Karan Johar .

HOOS UGA BOGO SAWIRADA:

1.Ranveer Singh iyo Deepika Padokune

2.Sidharth Malhotra iyo Alia Bhatt

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password