WARXBIX+SAWIRO: Tiger Shroff iyo jacaylkiisa Disha Patani oo kudhex mushaaxaya dalka India

WARXBIX+SAWIRO: Tiger Shroff iyo jacaylkiisa Disha Patani oo kudhex mushaaxaya dalka India

Lamaanaha aadka isku jecel ee Disha Patani iyo xidga magaca weyn kadhaxlay abihiis ee Tiger Shroff ayaa waqtiyadi ugu danbeeyey waqti aan inaba caadi ahayn wada qadanayey ayagoo lagu arkayey magalada Mumbai goobaheeda dadka isjeceli isugu yimadaan oo ay kuwada  qaatan waqtiyadoda qaalig ah.

Sawirada hoose ayaa mujinaya lamaanaha oo gaarigooda dalxiisa ugusoo wareegay goobo faro badan oo kamid ah magalada Mumbai waxaana sida kamuuqata ay aad ugu faraxsan yihiin kulankoodan arinta ay tageeruhu aadka ula dhaceen ayaa ah in qalanjada quruxda badan ee Disha ay gaari wado waxaana halkaasna kamuuqata xushmada iyo isqadarinta kadhaxeysa dhalinyaradaan is calmaday maadama oo inta badan aan aragno ragga oo baaburka wada habluhuma ay gadaal maraan.

Hoos uga bogo sawirada:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password