WOW! Filimka Jolly LLB 2 oo madaxa lasii galaya liiska aflaamta 100ka crore

Jolly LLB 2

WATCH TRAILER
9.1

User Avg

WOW! Filimka Jolly LLB 2 oo madaxa lasii galaya liiska aflaamta 100ka crore

WOW! Filimka Jolly LLB 2 oo madaxa lasii galaya liiska aflaamta 100ka crore

Filimkaan ayaa ilaa malinti lasaaray shaneemoyinka ilaa manta waxaa ka muuqday dadaal aan inaba caadi ahayn iyo horumar balaran oo uu dhanka dakhliga kasameyey waxaana sidad ku arki doontaan doontan liiskan hoose uu madaxa lasii galaya liisk aflaamta 100crore ee box officeka.

Filimka ayaa shaneemoyinka saaran mudo asbuuc iyo sadex barri ah waxaana sida muuqata uu gaari doonaa kaalin aad u saraysa wa hadii uu sidaas kusii socde, Wuxuu asbuucan dhamadkiisa ama malinki jumcaha soo xareyey dakhli dhan:

  • Jumcihii 4.14 cr.
  • Sabtidii 6.35 cr.
  • Axadii 7.24 cr.
  • Guud ahaan lacaguhu so xareyey: Rs 95.44 cr.

Filimka Jolly LLB2 ayaa wax wada daadihinaya jilaaga caanka a ee Akshey kumar iyo Huma Qureshi waxaana Hagge ama Director ka ah Subhash Kapoor waxaana laga mataley qiso dhab ah oo ku dhacday nin lagu magacaabo Jagdishwar Mishra kasoo magaalada kanbur ilaa Nawabs u safraya si uu riyadiisa looyarnimo u rumeeyo.

Hoos kadaawo Afkaarta iyo Shucuurta dawadayaashi filimka Jolly LLB2 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password